Hand und Fuß haben
inuu si fiican looga fikiray oo adag yahay
Micne ahaan: inuu gacan iyo cag leeyahay
Macnaha: inuu si fiican looga fikiray oo adag yahay
Tusaale: Sein Plan ist gut durchdacht und hat Hand und Fuß.
Qorshihiisu si fiican ayaa looga fikiray waana adag yahay.