Zahlenmengen ordnen
Hordhac
Halkan waxaad ku baranaysaa kala soocidda noocyada tirooyinka iyo sida saxda ah ee tiro loo geliyo.
Ereyo
- tirooyinka dabiiciga ah
- tirooyinka buuxa
- tirooyinka raashinoolka ah
- tirooyinka aan raashinoolka ahayn
- urur tirooyin
Halkan waxaad ku baranaysaa kala soocidda noocyada tirooyinka iyo sida saxda ah ee tiro loo geliyo.