Der Weg des Wassers
Hordhac
Biyaha la cabbo waa la nadiifiyaa xarunta biyaha kadibna tuubooyin ayaa guryaha lagu geeyaa; biyaha la isticmaalayna bulaacadda ayay maraan oo waa la sifeynayaa.
Ereyo
- biyaha la cabbo
- xarunta biyaha
- tuubada biyaha
- bulaacad
- xarunta sifeynta biyaha