Wasser im Alltag — Cilmiga guud, Fasalka 2
Hordhac
Biyaha dadka, xayawaanka iyo dhirtu maalin kasta way u baahan yihiin: waan cabnaa, waan ku mayranaa, waanan ku karsanaa.
Ereyo
- biyo la cabo
- qasabadda biyaha
- kaydso
- dareere
- haraadsan