Pflanzen wachsen — Cilmiga guud, Fasalka 2
Hordhac
Dhirta waa nooleyaal, waxayna u baahan yihiin biyo, iftiin, hawo iyo carro wanaagsan si ay u koraan.
Ereyo
- abuur
- xidid
- jirid
- caleen
- ubax