Das Mittelalter beginnt
Hordhac
Xilligii dhexe wuxuu ahaa waqti dheer oo taariikhda ah, dad badanna miyiga ayay ku noolaayeen beerahana way ka shaqayn jireen.
Ereyo
- Qarniyadii dhexe
- qalcad
- dadka gobta ah
- beeraley
- farsamo gacmeed