Medien und Wahrheit — Diin iyo akhlaaq, Fasalka 10
Hordhac
Dhallinyaradu maalin kasta waxay baraha bulshada ku arkaan warar iyo fikrado, sidaas darteed waa muhiim in la hubiyo runta iyo marin-habaabinta.
Ereyo
- runta
- war been abuur ah
- mas’uuliyad
- il
- manipuleyn