Martin Luther — Diin iyo akhlaaq, Fasalka 4
Hordhac
Martin Luther wuxuu noolaa qiyaastii 500 sano ka hor, wuxuu su’aalo ka keenay kaniisadda, wuxuuna rabay in dadku si fiican u fahmaan Kitaabka Quduuska ah.
Ereyo
- Dib-u-habayn
- Kitaabka Quduuska ah
- kaniisad
- geesinimo
- isbeddel