Linsen im Einsatz — Fiisigis, Fasalka 10
Hordhac
Muraayaduhu iftiinka way isu geeyaan ama kala firdhiyaan, waxaana loo adeegsadaa indho-shareer, kamarado iyo weyneeye.
Ereyo
- muraayad
- barta diiradda
- muraayad isu geyn
- muraayad kala firdhin
- masaafada sawirka