Kommunalpolitik vor Ort — Cilmiga bulshada, Fasalka 8
Hordhac
Siyaasadda deegaanka waxay saameyso nolol maalmeedka magaalada ama degmada, dadka degganna way ka qayb geli karaan.
Ereyo
- golaha degmada
- duqa magaalada
- miisaaniyad
- maamul
- ka-qaybgalka muwaadiniinta