Geometrische Figuren
Hordhac
Joomatari waxaad ku barataa qaabab iyo sida loo tilmaamo dhibco, xarriijimo gaaban iyo oogag.
Ereyo
- bar
- xarriiq go'an
- saddex-xagal
- leydi
- afar-gees siman