Flächen legen
Hordhac
Aagagga waa la barbar dhigi karaa lana tirin karaa iyadoo lagu daboolayo xabbooyin ama labajibbaarayaal yaryar.
Ereyo
- aag
- ku daboolid
- sanduuq yar
- barbardhig
- xabbo yar