Eingabe und Ausgabe — Cilmiga kombiyuutarka, Fasalka 7
Hordhac
Kumbuyuutarradu xog bay galaan oo natiijo bay soo saaraan: dadka ayaa amar geliya, qalabkuna wuu ka jawaabaa.
Ereyo
- qalabka gelinta
- qalabka soo saarista
- makarafoon
- sameecad
- shaashad taabasho