Computergeschichte verstehen — Cilmiga kombiyuutarka, Fasalka 8
Hordhac
Kumbuyuutarradu hore way u waaweynaayeen oo qaali bay ahaayeen, maanta se qalab xooggan jeebka ayuu geli karaa.
Ereyo
- mashiinka xisaabinta
- kombiyuutar weyn
- kombiyuutar shaqsi
- horumar
- dijitaalaynta