Aufbau eines Computers — Cilmiga kombiyuutarka, Fasalka 6
Hordhac
Kombiyuutarku wuxuu ka kooban yahay qaybo kala duwan oo wada shaqeeya; dibadda waxaad ka arki kartaa shaashadda, kiiboodhka iyo jiirka, gudahana waxaa ka shaqeeya processor-ka iyo xusuusta.
Ereyo
- qalabka kombiyuutarka
- processor
- xusuus
- shaashad
- qalab gelin